• Tafsiirka Quraanka 1
  • Tafsiirka Quraanka 2

Tafsiirka Quraanka

Appkan waxaa ku JIRA Tafsiirka Quraanka oo Inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah U Ha Naxariisto. Kadib shaqa Iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu ama ANFACO dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, celcelisid ku, Horey u Wadid, gadaal u Wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii telkaaga kuu soo uu dhaco, markaad dhameysatana casharkii Horey ka sii uu soconayo meshiisi
- Inuusan KAA cuneenin Internet badan waayo casharada xajmigooda ama taille Kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan la soo Dagi kartid si DAA ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka DAA la wadaagi Kartis ama actions gareyn kartid asxaabtaada Iyo familkaaga

Cette application contient les traductions audio du Saint Coran, traduit par le cheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. nous avons Après une période de temps et de travail acharné, finalement publié cette application de Tafsiirka Quraanka, nous espérons que vous en bénéficier Incha Allah.

Cette application vous permettra de:

- Pour écouter les leçons audio, pause, arrêt, répétition, avance et le retour
- Les leçons fera une pause si vous recevez des appels, après avoir terminé, les cours reprendront à partir de là où vous avez quitté.
- Les leçons audio sont très légers en taille, consommant donc pas d'énormes données Internet de votre côté
- Vous pouvez également télécharger le Coran entier en lisant le format pour le rendre plus facile tout en écoutant les leçons audio, vous ne devez pas rester dans l'application audio pendant la lecture du Coran, les leçons audio ne s'arrêteront pas si vous les laissez
- Vous pouvez également partager l'application avec Tafsiirka Quraanka familles et amis

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somalie, Tafsiirka et Cumar Faaruuq

Catégorie : Livres et références

Recherches associées