• Tafsiirka Sh-Umal 1
  • Tafsiirka Sh-Umal 2

Tafsiirka Sh-Umal

Appkan waxaa ku JIRA Tafsiirka Quraanka oo oo dhan Inoo sharxey Sheekh uu Maxamed Abdi- Umal, Allah AJIR Iyo xasanaat haka siiyee. Kadib shaqa Iyo waqti badan waxaan ku guuleysaney inaan App-kan casriyeysan soo galino kadib MarkII Guul noqdey app uu-kii Tafsiirkii Cheikh Cumar Faaruuq Allah Yarxam, Allah ha nagu ama ANFACO dhammaanteen.

Appkan Tafsiirka Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan Kula SOCOTO:

- Casharada dhageysigooda, hakisid ayagoo SOCDA, darsigii istaajisid, celcelisid ku, Horey u Wadid, gadaal u Wadid IWM
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii telkaaga kuu soo uu dhaco, markaad dhameysatana hadalkii casharkii uu uu Horey ka sii soconayo meeshiisi
- Inuusan KAA cuneenin Internet badan tafsiirka waayo casharada xajmigooda ama taille Kooda waa yaryihiin oo darsi darsi unbaad un dhageysan kartaa maalinkii Halmar oo kugu filan

- Inaad kitaabkii Quraanka oo oo dhan akhris ahaan la soo Dagi kartid si DAA ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa casharad, appka kama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah ama kitaabkii ood heysato

- app-kan Inaad Tafsiirka Quraanka DAA la wadaagi kartid ama la part-gareyn kartid asxaabtaada Iyo Iyo familkaaga cid walbo ood dooneyso inaad la wadaagto kheyrka.

Cette application contient les traductions audio du Saint Coran, traduit par le cheikh Mohamed Abdi Umal, Allah peut donner AJIR et Hasanat au Cheikh. Après une période de temps et beaucoup de travail suite à la mise en œuvre réussie de l'application Tafsiirka Omar Faaruuq, nous avons finalement publié cette application de Tafsiirka Quraanka par Cheikh Umal, nous espérons que vous en bénéficier Incha Allah.

Cette application vous permettra de:

- Écoutez les leçons audio dans un format organisé, pause, arrêt, répétition, lecture aléatoire, avance et retour rapide des cours
- Les leçons fera une pause si vous recevez des appels, après avoir terminé l'appel, la leçon reprendra là où vous avez quitté et continuer votre leçon.
- Les leçons audio sont très légers en taille, donc de ne pas consommer d'énormes données Internet de votre côté puisque vous ne pouvez prendre une leçon chaque jour qui dure une heure.

- Vous pouvez également télécharger le Coran entier en format de lecture pour le rendre plus facile tout en écoutant les leçons audio si vous n'avez pas accès à la Mushaf Kitab, vous ne devez pas rester dans la section de cours audio tout en écoutant, vous pouvez écouter tandis que sur l'application de lecture du Coran, les cours audio ne s'arrêteront pas si vous les laissez pendant qu'il joue.

- Vous pouvez partager l'application Tafsiirka Quraanka avec les familles et amis et partager avec tous ceux que vous pensez bénéficier Tafsiirka Quraanka par Cheikh Umal.

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somalie, Tafsiirka, Sheekh et Cheikh Umal

Catégorie : Livres et références

Recherches associées